Dab weyn oo qabsaday Xarunta tareenada Haramain ee dalka Sacuudiga (Sawirro)

Wararka naga soo gaaraya dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in dab xoog leh uu ka qabsaday xarun Tareen oo ku taalla magaalada Jiddah, iyadoo weli ay la tacaalayaan kooxaha Dab-damiska. Warbaahinta Sacuudiga ayaa shaacisay in Dabka uu qabsaday xarunta Tareenka Xarameyn ee magaalada Jiddah, gaar ahaan Xaafadda Suleimaniyah. Muuqaallo laga helay dabka ayaa muujinaya inuu yahay … Continue reading Dab weyn oo qabsaday Xarunta tareenada Haramain ee dalka Sacuudiga (Sawirro)